Home

Somalia Neighborhood Businesses

Latest Updates

9/9/2015 waxaa aay shirkadda Smart ka hirgalisay xarun caafimaad oo lacag la an ah degmada Hodan ee gobolka Banadir. kadib marka aay maamulka shirkadda Smart ogaadeyn baahida caafimaad ee baaxada weyn ee dalka kajirta ayeey u diyaarisay xaruma aay dadka masaakintaa aan awoodin in aay aadaan goobaha caafimaad ee lacagta ah kahelaan daryeel cafimaad lacag la aan ah. hada xarunta ugu horeysay waxaa laga furay Degmada Hodan. xaruma kalena waa laga furi doonaa degooyin kale ilaa 17ka degmo ee gobolka Banaadir laga wada furo xarumaha caafimaad ee lacag la aanta ah aay shirkadda Smart ugu tala gashay umadda Soomaaliyeed ee daryeelka caafimad aad ugu baahan. waxaa xarunta lau daaween doonaa caruurta iyo haweenka

It’s true that it all starts with a dream… but the reality is that almost everyone on the planet dreams in 1 way or another. The select few who make it happen actually take action.